Madaxweyne Biixi oo caawa Narobi kula kulmay Siyaasiga Raila Odinga (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa hotelka uu ka degan yahay magaalada Nairobi kula kulmay Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya, ahna Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha, Mudane Raila Odinga. Booqashadan oo aheyd mid salaan ah ayaa Muuse Biixi waxaa uu Raila Odinga faahfaahin ka siiyey xaalada guud ee … Continue reading Madaxweyne Biixi oo caawa Narobi kula kulmay Siyaasiga Raila Odinga (Sawirro)